Shirkadda Rasmi oo tababar u furtay shaqaalaheeda
Shirkadda Rasmi oo tababar u furtay shaqaalaheeda

Waxaa tababar ku saabsan wada shaqaynta shaqaalaha lagu qabtay hoolka tababarka ee Rasmi. Waxaa tababarka furay madaxa shirkadda mudane Warsame Siciid kaas shaqaalaha kula dardaarmay in ay ka faa'iideysataan tababarka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *