Shirkadda Rasmi oo bixinaysa tababar ku saabsan shaqo wanaaga
Shirkadda Rasmi oo bixinaysa tababar ku saabsan shaqo wanaaga

Shirkadda Rasmi ayaa xarunteeda ku qabatay tababar ku saabsan shaqo wanaaga. Waxaa tababarka furaya madaxa tababarada mudane Cabdirashiid Cawed, kaas oo ka warbixiyey mihiimada ay leedahay shaqo wanaagu iyo in kooraskan looga faa'iideysto sida loogu tagalay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *